Please turn JavaScript on
header-image

Shabelle Media Network

Follow Shabelle Media Network's news and updates in a matter of seconds! We will deliver any update via email, phone or you can read them from here on the site on your own news page.

You can even combine different feeds with the feed for Shabelle Media Network.

Subscribing and unsubscribing is fast, easy and risk free.

The whole service is free of cost.

Shabelle Media Network: Shabelle Media Network | A Gateway To Accurate News [ Shabelle.net Radioshabelle.com ]

Is this your feed? Claim it!

Publisher:  Unclaimed!
Message frequency:  55 / week

Message History

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi , ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC) ee Bariga Afrika, Marwo Mary Porter Peschka, oo booqasho rasmi ah ku timid magaalada Muqdisho.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’a...


Read full story

SOOL ,Laascaanood _ Wafdi ay hoggaaminayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa galabta booqasho ku tegay degmada Aricadeeye ee gobolka Sool, halkaas oo ay kulan kula yeesheen bulshada deegaanka.   Madaxweynayaasha iyo wafdiga la socday ayaa shacabka degmada gaarsiiyey farri...


Read full story

DOHA – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Qatar ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi difaac oo lagu xoojinayo xiriirka milatari iyo wada-shaqeynta amniga ee u dhexeeya labada dal. Heshiiskan waxaa kala saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Difaa...


Read full story

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu casuuntay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyo sidoo kale Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, inay ka soo qeyb galaan kulan ka dhacaya magaalada Muqdisho.   Kulankan ayaa lagu wadaa in diiradda lagu saaro xaaladda guud ee dalka, gaar...


Read full story

DOHA — Somalia and Qatar have signed a defence cooperation agreement aimed at strengthening military ties and security collaboration between the two countries, officials said.   The deal was signed by Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi and Qatar’s Deputy Prime Minister and Minister of State for Defence Affairs Sheikh Saud bin Abdulrahman bin […]


Read full story