Puntland ayaa sheegtay in ay ka xuntahay shimbir ka timid wadanka Hungary oo shantii bishan Sebteembar ku geeriyootay deegaanka Dhuudo oo ka tirsan degmada Bandarbayla ee gobolka Karkaar
Wasaaradda Deegaanka Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in ay si weyn uga xuntahay geerida shimbirta Xuur-cadda, taas oo ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee...