Please turn JavaScript on
Jowhar News Leader | Somali News icon

Jowhar News Leader | Somali News

We bring you the latest updates from Jowhar News Leader | Somali News through a simple and fast subscription.

We can deliver your news in your inbox, on your phone or you can read them here on this website on your personal news page.

Unsubscribe at any time without hassle.

Jowhar News Leader | Somali News's title: Home - Jowhar News Leader | Somali News

Is this your feed? Claim it!

Publisher:  Unclaimed!
Message frequency:  9 / day

Message History

July 14-(Jowhar)-Maamulka Puntland ayaa sheegay in hay’adaha gargaarka uu ka joojiyay deegaannadeeda, sababao la xiriira in ay ku milmeen siyaasadda Soomaaliya, ayna ka leexdeen mabaadi’dii hoggaamin jirtay kaalmada caalamka.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland Cabdinaasir Xaaji Yuusuf ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah hay’adaha inaysan howlo loo baah...


Read full story

July 14-(Jowhar)-Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn ay diyaarado dagaal ay xalay ka fuliyeen deegaanka Goobo oo qiyaastii 10 kiiloomitir dhanka waqooyi kaga beegan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, halkaas oo la sheegay inay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.

War ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeynta xal...


Read full story

July 14-(Jowhar)-Milatariga Mareykanka ayaa habeenkii saddexaad qaaday weeraro ka dhan ah Iiraan ka dib markii Madaxweyne Donald Trump uu sheegay inuu dib u soo celinayo xayiraaddii uu saaray maraakiibta Iiraan.
Taliska Dhexe ee Ciidamada Maraykanka, ayaa ku dhawaaqay inuu soo afjaray mowjaddii weerarrada ee uu ku qaaday Iiraan.
CENTCOM ayaa sheegtay in hawlgal socday...


Read full story

July 13-(Jowhar)-US President Donald Trump announced that the US is reimposing sanctions on Iranian ships in the Gulf and will ensure that the Strait of Hormuz remains open.

Donald Trump said that the US wants to take control of the Strait of Hormuz, and said that the US will be paid a lot of money to protect the strategic waterway.

The US will be called the “GU...


Read full story

July 13-(Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Senegal, Macky Sall oo haatan u sharraxan xilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaas oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.
Kulanka labada mas’uul ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo...


Read full story