Please turn JavaScript on

dayniiile.com- Latest News & Updates

Click on the "Follow" button below and you'll get the latest news from Dayniiile.com- Latest News & Updates via email, mobile or you can read them on your personal news page on this site.

You can unsubscribe anytime you want easily.

You can also choose the topics or keywords that you're interested in, so you receive only what you want.

Dayniiile.com- Latest News & Updates title: 429 Too Many Requests

Is this your feed? Claim it!

Publisher:  Unclaimed!
Message frequency:  13.36 / day

Message History

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin ayaa caawa ka jawaabay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Ra’iisulwasaare Xamza kadib munaasab Muqdisho ay ku qabsadeen isagoo si kulul u weerar Ra’iisulwasaaraha inkastoo dhana uu ka amaanayay. “Ra’iisulwasaare Xamza ha ogaado inuu ka leexday wadadii janada hadii...

Read full story

XIGASHO LAACIB.NET

Wararka ka soo baxaya warbaahinta gobolka Catalonia ayaa sheegaya in baaritaanadii horudhaca ahaa ee lagu sameeyay xiddiga da’da yar ee kooxda Barcelona, Lamine Yamal, ay muujinayaan inuu qabo dhaawac dhanka muruqa ah ka dib ciyaartii Celta Vigo.


Wararku waxay xaqiijinayaan in dhaawacan uu garoomada ka fogayn doono laacibkan...

Read full story

XIGASHO LAACIB.NET

Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa ka falceliyay ceyrintii Liam Rosenior, kaasoo laga xayuubiyay xilka tababaranimo ee Chelsea, isagoo muujiyay dareen ka xun go’aankaas.

Rosenior ayaa xilka laga qaaday maalintii Arbacada ka dib markii kooxda Chelsea ay guuldarro 3-0 ah kala kulantay Brighton maalintii Axadda. Isag...


Read full story

XIGASHO LAACIB.NET

Patrick Dorgu ayaa hiigsanaya inuu dib ugu soo laabto garoomada kulanka weyn ee Manchester United ay horyaalka kula ballansan tahay kooxda Liverpool maalinta Axadda ee 3-da May, sida uu weriyay SullyTalkz.

Xiddigan 21-jirka ah ayaa sidoo kale la filayaa inuu dhowaan dib ugu soo laabto tababarka kooxda, isagoo sii kordhinaya da...


Read full story

XIGASHO LAACIB.NET

Kooxda Chelsea ayaa wajaheysa xaalad adag ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in jawiga qolka lebiska uu ahaa mid aad u xun ka hor intaan shaqada laga ceyrin tababare Liam Rosenior maalintii Arbacada.

Inkasta oo taageerayaasha iyo khubarada ciyaaruhu ay inta badan ku eedaynayeen fashilka kooxda qaabka ay wax u maamulaya...


Read full story